Skip to content
Quick exitFirst NationsTranslationsGet helpSearch

Nala Soo xiriir

Australia waxay jeceshahay inay isu aragto dal cadaalad ah. Waxaa Nasiib Daro ah, mararka qaar dadka waxaa loola dhaqmaa si aan caddaalad ahayn, Tusaale sida ay u egyihiin, meesha ay ka yimaadeen ama waxa ay rumeysan yihiin. Victoria (Fiktooriya) gudaheeda waxaa ka jira sharciyo dadka ka ilaaliya anshax darrada iyo Guddiga Sinnaanta Fursadaha iyo Xuquuqda Aadanaha ee Victoria (Fiktooriya) wuxuu caawiyaa dadka si xun loola dhaqmay. Raadi xuquuqdaada iyo sida aan kuu caawin karno.

Close up of a smiling young Somalian woman.
Ku saabsan KomishankaXuquuqdaadaSida aan kuu caawin karnoNala Soo xiriir

Nala Soo xiriir

Shaqaalaha Komishinka ayaa la heli karaa inta u dhaxaysa 10am ilaa 4pm, Isniinta ilaa jimcaha.

Waxaad nagu la soo xiriir kartaa luqad kasta, si aad macluumaad u waydiiso ama aad u samayso cabasho ama dacwo.

Waxaanu kuu diyaarin karnaa turjubaan bilaash ah si ay kuu caawiyaan, oo ay ku jiraan turjubaanadda Auslan.

Si aad noola hadasho adoo turjubaan adeegsanaya wac 1300 152 494.

Waxaad sidoo kale nala soo xiriir kartaa:

  • taleefan: 1300 292 153 (adoo adeegsanaya Ingiriis)
  • email ahaan: enquiries@veohrc.vic.gov.au (adoo adeegsanaya Ingiriis ama na weydiiso inaan kula soo xiriirno anagoo turjubaan adeegsanayna)
  • Wada sheekeeysi toos ah : humanrights.vic.gov.au (adoo adeegsanaya Ingiriis)
Was this page helpful?
Please select Yes or No and the second form section will appear below:

Address
Level 3, 204 Lygon Street Carlton Victoria 3053

General enquiries
enquiries@veohrc.vic.gov.au

Reception
1300 891 848

Enquiry line
1300 292 153 or (03) 9032 3583

Interpreters
1300 152 494

NRS Voice Relay
1300 555 727 then use 1300 292 153

Media enquiries
0447 526 642

The Victorian Equal Opportunity and Human Rights Commission acknowledges that we work on the traditional lands of the Wurundjeri people of the Kulin Nation. We also work remotely and serve communities on the lands of other Traditional Custodians.

We pay our respects to their Elders past and present.